ruushka
@wiilkxfda
93
friends
π ±οΈLΜΆπ °οΈπ ²π Ί π ΊβΉοΈπ ½π Ά π Ίπ Ύππ¦iβ· Marnaba haka quusan waxaad si dhab ah u jeceshahay , way adag tahay in la helo laakiin waxaa ka sii daran in aad ka shalaaydo. π«+π«=π Jacelka dhabta ah Waa labo qalbi uu alle mideyay Hadey jini iyo insi isku tagan xita Makala geyn karan π«β₯οΈπ Noqda kuwa is ilashada weligiinπ«π .............................................................. Jacelka iyo farxada ma kulmi Karan? β€οΈπ«π©βπ¦ Jacelkaga Wuxu qalbigeyga ugu nolyahay Sida ilmo yar hooyadisa moye wax kle usan aqoon β₯οΈπ«π Kaliya waxaan ku sheegi rabay inaan aad u nasiib badan nahay π₯°π₯°π₯° sababto ah waxan nasiib u yeeshay inan waqti aad u qurux badan kula qaatay πΉπΉ β€οΈβ¦β¦β¦β¦β¦β¦β¦β¬ οΈπ€β‘οΈβ¦β¦β¦β¦β¦β¦β¦π Jaceylka agteyda wuxuu ka ahaa aduun aad iga dheer aanan weligeyga gaari donin lkn waxaad i tustay inusan sidaas ahayn waxaana dareemay inuu mar labaad qalbigeyga garaacmay noloshan dib ugu soo noqday waxaadna iga soo saratay xabsigan mudo dher ku jiray xubi waan ku jeclahay bbe weliba xad dhaafπ―malabeyπ― β€οΈπβ€οΈ Noloshu intay jirto meelna kama aado πβ₯οΈπ waxaad rajo u tahay π€π€© Qalbigaad naxariista ku beertay π₯Ίπ« ΰ₯ Waa balan bbe π€β€οΈπ inan hab ku siin dono mar walba murugeysan tahay π«π₯Ίβ€οΈ markaad oysana in Mac ku sin doono ππβ€οΈ waan ka qoslin doona mar walba aad murugeysan tahay malab ka mcn bdne π₯Ί+π=β€οΈ