App logo

J͙A͙C͙E͙Y͙L͙ ..

@wax-akhris

114

friends

:-Talooyin qiimo badan oo Nabi Maxamed inooga tagay :-(Sadex qof ixtiraam) 1:-Macalinkaaga 2:-Waalidkaaga 3:-Dadka waaweyn :-(Sadex sifo la’imow) 1:-Iimaan 2:-Camal wanaagsan 3:-Daacadnimo :-(Sadex iska xoree) 1:-Dayn 2:-kibir 3:-Khiyaano :-(Sadex ka adkow) 1:-Carabkaaga 2:-Xanaaqa 3:-Naftaada :-(Sadex iska ilaali) 1:-Xanta 2:-Danbiga 3:-Masayrka(Quudhiwaanimada) :-(Sadex raadi) 1:-Cilmiga 2:-Akhlaaqda wanaagsan 3:-Alle ka cabsi :-(Sadex nadiifi) 1:-Dharkaaga 2:-Jidhkaaga 3:-Fekerkaaga :-(Sadex xasuusnow) 1:-dhimashada 2:-Axsaanta(laguu sameeyey) 3:-Waanada ::-(Allow nagu barbaari..𝔄𝔪𝔦𝔦𝔫) ;-Qore:-𝔡𝔲𝔠𝔬-𝔮𝔞𝔟𝔢 ✍️