App logo

Mudanaha ..

@walaalow

654

friends

Shalay waa cashar, maanta waa waayo-aragnimo, berrina waa in aad talaabadada sixdid *Hadaad rabto aduun iyo Aakhiro inaa ku Raaxeysto Haka nabad galaan Xoolaha iyo nafta Aduumada ilaahey sido kale una cadaalad fal intii uu Alle ulul Amri kaaga dhigey.❣️ *Doqon nimo waa in aad meyd kil kileeso Dabaalnimana waa in aad qosol ka sugtaa *Waxyaabaha Dadka Guurka ka Daahay ay isku Qanciyaan 1:- Nin Fiican ma jiro / Naag Fiican ma jirto 2:- Dadkii fiic fiicnaa waa la Qaatay. 3:- Waqti waan haystaa wali 4:- Qof dookhaygi ah Wali ma arkin 5:- Qof la aamino maleh. Saddex Arrimood sir hakuu ahaadaan. 1- Dakhliga kusoo gala 2- Talaabadaada xigta 3- noloshaada jacaylkaaga Political analyst Social worker Qabiir jaceyl❤ South Esat Asia Africa https://kahoot.it/answer/result