romatic boy
@sareeyegaas143
318
friends
i love mom β€οΈππππ― ifka hibo ku nolow aaqirona halkii roon run ahantii cidna ma aragto murugo iyo xanuun ilaa uu qof si xad dhaaf ah wax u jeclaado maahaneπ₯°ππ€ͺ Waxa ugu quruxda badan ee la helo nolosha ayaa ah Jaceyl, haduusan jirinna noloshu macno malahan. Mararka qaar noloshaada waxaa ku soo biiri doono qof kaa jeclaan doono wax walbaaa, farxadaaduna ay tahay farxadiisu. Ilmadaaduna ay dhibeyso, haduu qofkaasi noloshaadu ku jiro ilaasho, noloshaadu waa qaali.πππ₯°πππ― Guurku waa nasiib, furiinkuse waa go,aan, murugtu waa nasiib, farxaduse waa go,aan, in noloshaada qof ku jiraaa waa nasiib, inaad ilaashataaa ama ka tagtaana waa go,aan, dhamaanteen nasiib ma lihin laakin waxaan leenahay go,aan.