App logo

Sabriin Qurux

@sabriin1997

681

friends

Born in Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡· my tolkey idinku fana ❀️πŸ₯° iska dhal Mareexaan sade ahy πŸ‡±πŸ‡ΊπŸ©ΈπŸ’‰β€οΈ Ma jiraa jaceyloo? Ma jiraa jaceyloo, qofaad waanisoo wehel aad kadhigatooa warkiisa aad raacdoo waji aan wacneyn wax tar kaaga dhiga?. Ma jiraa jaceyloo qoraaf saad satoo saadir aad katuugtoo suubanaantii caashaqa samaantii jaceylka midna aan kusiin? Ma jiraa jiraa jaceyloo qofaad jamatoo jirkaaga moodoo aan jiirnaxaynoo jiriricyo jaceyl midna aan u jeedin? Ma jiraa jaceyloo qofaan kuu naxaynoo naftaada moodoo nuurkii caashaqa iyo naxariistii jaceylka midna aan ku siin Ma jiraa jaceyloo qofaad qiima wacan & qaayo wacan u yeeshoo hadana aan kuu qireyn?