App logo

ꉓꂦꉓꂦ❥𓅓 ꀤ꒒ꎭꀤ𓅓

@riyaanqalbi

400

friends

꧁❤🩸𝙏𝙚𝙖𝙢 𝘿𝙖𝙙 𝙄𝙨 𝙁𝙖𝙝𝙢𝙖𝙮 𝙒𝙡𝙘𝙢༆❤️🩸♡︎꧂✍︎︎ 🗣☞︎𝕟𝕠𝕢𝕠 𝕝𝕒𝕓𝕒𝕣𝕥𝕠 𝕒𝕒𝕟 𝕝𝕒 𝕚𝕝𝕒𝕒𝕨𝕚𝕟 𝕝𝕜𝕟𝕤𝕖 𝕙𝕒 𝕟𝕠𝕢𝕠𝕟𝕚𝕟 𝕝𝕒𝕓𝕒𝕣𝕥𝕠 𝕝𝕒𝕘𝕒 𝕤𝕙𝕒𝕝𝕒𝕒𝕪𝕠 ꨄ❤︎︎☜︎✔︎. 🙏 Ruux adi qudhaadiyo Wadnahaaga qayb lihi Qalbigaaga kama baxo Inkastoo qaraar dhacay Oo halkaad qormayseen Qorshe kale ka daba yimid Dhab qofaad u jeceshahay Kama quusan doontide Intaa waad qandhoootaa Kolna qoomamootaa Qalad aanad galin baad Sabab li'i ku qirataa Qiimihii naftaadiyo Qabka waad illowdaa Qof qof kale hagaayoo Qasnaddiisi lala baxay Qalfoof baad ahaataa.