Clubhouse logo

Yeelko .

@reer-hawd

149

friends

“Garashiyo sugnaan hoyso Falka sami ha kuu raaco Mana jiro sed ka baaqday Ilbaxnimadu saas weeye Sirta noloshu taas weeye” Hadraawi AHUN "Magacaagu yuu noqon Mid xummaan ka marag kaca Sida Macawisaha qaar Ninba maalin yuu xidhan Hadba kii muraada leh Ha uga dhigin maqaarsaar Mar wax aad dhadhamisiyo Mijin qaad ah ha u dhiman Hana talin musiibiyo wax Makhluuqa kala dila Maskaxdaadu yay noqon Maqal lagula leeyahay Yaan tobban muftaax iyo lagu furin Masaabiir Wax aad shalayto mudatiyo Mahadhada xasuusnaw Halkii qorigu kaa muday Mar labaad lugtaadiyo Cagtu yaanay kula marin Maantiyo dantaadiyo Yaan mililku kaa lumin Maalmaha danbeetiyo Waxa maqanna faallee". Ibraahim Gadhle AHUN Somaliland 💚🤍❤️ Viva Arsenal ⚽️💪 Halla Madrid ⚽️✌️ الحمدلله على نعمة الإسلام.