App logo

Xamraawi Ibrahim

@raxeyexamarawi

763

friends

Gabar shanteeda salaad tukato Make-Up uma baHnoπŸ˜…πŸ˜… Ragannimadu waa Marka ay kaa carooto 😑 Laabta gali. πŸ’‘ Marka aykaa aamusto 😐 waydii sababta. πŸ€”? Marka ay iska kaa indho tirtana πŸ˜‘ daryeel sii.πŸ₯° Marka ay niyada galiso in ay kaa fogaatana πŸšΆβ€β™€οΈ Haka yeelin inay kaa dheeraato.πŸ’‰πŸ’‰πŸ’‰