Clubhouse logo

Queen Nashaad

@quennadira

4.2K

friends

🆃🅴🅰🅼 🆀🆄🆁🅱🅾🅹🅾🅾🅶🆃🅰 🆂🅾🅾🅼🅰🅰🅻🅸🆈🅴🅴🅳 🅾🅽🅴 🅵🅰🅼🅰🅸🅻🆈 🅾🅽🅴 🅽🅰🆃🅸🅾🅽 ★ ★ ★ ★ ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💞🇸🇴. 🇸🇴 🇸🇴🌹 ⚔️ 🌹🇸🇴 💓💓💓💓💓💓💓 __________________ 😍😍😍😍😍😍😍 __________________الله اكبر❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ الله اكبر ❤️ 💞🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫶صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋صلﷺ🕌🕋وســـلم🕌🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Wan❣ku❣Jaclahay oo wan kuu Nasteexaynayaayee walalkey ama walashey idhagayso💞 ________________________ ✅Duko salaada waqtigeeda marki aad maqasho (📢) 💟Sida aad ugu Kacdid Marka telephone-kaga (📱) Dhacaya ee ad maqashid ________________________ ✅Akhri Qur'aanka si dagan (📖) 💟Sida aad u aqrisid SmS-yada (💌) (Qoraalada) ________________________ ✅Ka baq ilahay 💟Sida aad oga baqdid dhimashada (💀) (Geerida) ________________________ ✅Xasuuso geerida (☠) 💟Sida aad u Xasuusatid Magacaaga ________________________ °°°°°•••°°°°°•••°°°°°•••°°°°° Wlhi wanag ban kula jaclahayee ku dadaal Daacada Alle ka cabsiga Si aan janada ugu kulano ilaahay idinkiis (insha allah ) _______________________ ✅Waan idin jeclahay ♥️ alle darti ♥️qof walbo oo wanaag la jeceshahay:-🥰 waa qiimo Alle xakiis kuu suug natey👍wllyal Alle aan xasuus nano 😭Alle hanaga dhiigo kuwa janada kuu wada kulano 🫶🫶🫶6 FAA'IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️ 1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan. ( ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺁﻣﻨﻮﺍ ﻭﻛﺎﻧﻮﺍ ﻳﺘﻘﻮﻥ ﻟﻬﻢ ﺍﻟﺒﺸﺮﻯ ) 2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa ( ﺇﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﻣﻊ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺍﺗﻘﻮﺍ ﻭﺍﻟﺬﻳﻦ ﻫﻢ ﻣﺤﺴﻨﻮﻥ ) 3- Dadka ilaahay ka Baqa wuxuu ku Arsaaqayaa inay Cilmiga Fahmaan oo ku toosaan, ilaahayna wuu Toosinayaa. ( ﻳﺎ ﺃﻳﻬﺎ ﺍﻟﺬﻳﻦ ﺁﻣﻨﻮﺍ ﺇﻥ ﺗﺘﻘﻮﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﺠﻌﻞ ﻟﻜﻢ ﻓﺮﻗﺎﻧﺎ ) 4- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu ka Tirtiraa Xumaantii ay sameeyeen. ( ﻭﻣﻦ ﻳﺘﻖ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﻜﻔﺮ ﻋﻨﻪ ﺳﻴﺌﺎﺗﻪ ﻭﻳﻌﻈﻢ ﻟﻪ ﺃﺟﺮﺍ ) 5- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu u Sahlaa Arimahooda. ( ﻭﻣﻦ ﻳﺘﻖ ﺍﻟﻠﻪ ﻳﺠﻌﻞ ﻟﻪ ﻣﻦ ﺃﻣﺮﻩ ﻳﺴﺮﺍ ) 6- Qofkii ilaahey ka Baqa way Liibaaneysaa Aduun & Aakhiraba. ( ﻭﺍﺗﻘﻮﺍ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻌﻠﻜﻢ ﺗﻔﻠﺤﻮﻥ