App logo

Raeesa ☆♡

@nofacegirl4

1.3K

friends

Qofna ma dooran markuu dhalanaayay midabkiisa, nasabkiisa, hantidiisa iyo cida uu noqonaayo hadii aadan ixtiraamayn abuurta ixtiraam ABUURAHA." "Muhiim ma aha tirada asxaabtaada ee agtaada jooga ee faraha badan, ee waxaa muhiim ah midka kuu imanaya ee wax kula qabanaya adiga oo aan ka dalban, garabkadana qabanaya adiga oo aan ka codsan una sheegin in aad dhibataysan tahay".