Clubhouse logo

Zaki Trucker

@munir.asad

221

friends

🇺🇸Naftaada kubeer wanaag Naxli iyo💋 ka sifee xumaan niyadaada Kaxoree🌹 walaac 💋kunoolee dhiranaan Kafogee nacabkoo dhan. ). Nafta raaxadeeedaay soo kuguma Nuuxsado nuurkiiii indhahaygaaay Soo kugumadiirsado Neecow udgooneeey sookuguma neefsado Inta dumarkaaa badan. Sow kaama dooran adi Minid hadaan kuwaayana sow naftayda lama hadlo Mahuraankiii noloshaay Sow Maaankuguma nasto Qalbiyeey macaaneeey Muraaydiiiii Qalbigaay Midiiiii aan u maarmeeee Maskaxdayda kujirtaaay.