App logo

Mohammed DhaladOgaden

@modhaladogaden

1.1K

friends

" Soomaaliyeey Alle swt ka baqa, waxaa kala tabanaysaan ka heshiiye, fadhi iyo deganaan ugu wada hadla ". Sh Cumar faaruuq Raximuhullaah ❀️😒🌎 <Gobonimadu waa sharaf, geeriduna waa lama huraanβ™₯️🌎 <Gayigeenu waa hodanπŸ’ŽπŸŒΉ <Guguna wuu di’doonaa🌹β™₯️ <Gabal dhacayna soo noqosho maleh🌎β™₯️ Ku dhashay: Djibouti πŸ‡©πŸ‡― U dhashay: Ogadenia β™₯οΈπŸ’™πŸ’š Ku Nool : USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ Jecel: wadajirka, iskutashiga iyo midnimada umadda somaliyeed.πŸ’– Xiisaya: Aqrinta Buugagta tarikhga ah iyo kuwa diiniga ahba 😍- Arday: Dhigtaa xidhiidhka dowliga ah . Xaasle: Waanku jeclahay xaaskayga Asma πŸŒΉβ€οΈπŸ’Ž JARAR CIIDII CASAYD KUU XIISTAY NAFTU β™₯οΈπŸŒΉπŸ’šπŸ’ŽπŸŒŽπŸ’™πŸ’™