App logo

Miig 17

@miig17

90

friends

Hubsiimo hal baa lasiista my hom xabaalo caso 🤍 Durbaankii qabiilkiyo waan daayay doodii Cidna iilka darajiyo darmo iima fidisee yaan naarta lay dirin Dambigayga Ruux kale looma daabacayo damiin qaadi maaye Cidna daarta Aakhiro ima daafacayse yaan dunuubi iga dhicin Digrigiyo salaadaha daakirada subaxeed inta Aan ka daadego Dambi oogi maaye waxan kaaga digayaa dar illaahay jaalow u dadaaba xidho samo Gldh