App logo

horta maitaqaan

@maria7676

169

friends

Naftaadan xaquuq u yeel ❤️✅ Ruux daahira ahay Daacad iyo gob baan ahay Naxariis du weyn iyo Deeqsi qiima laaan ahay Marna darar holcaan ahay Ruux laga didaan ahay Deyro dhaxani taaliyo Darenyoo dhaban ahay Duur iyo cidlaan ahay Noloshuyo duruufuhu Dacal iguma keyshaan Door qurana waayaha Doonistooda uma fulin Dabcigaan raba ahay Qofwalbana dundiisiyo Siduu ila darisaa daacad Ugu ahaada ❤️✌️