Clubhouse logo

Hufan Ahmed

@maagida

354

friends

يا مقلب القلوب ثبت قلبى على دينك🤲 اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا https://hufanahmed12.blogspot.com/ “Ninna madax-salaax iyo Kama yeelo seetada Sasabada ma qaayibo Sirta waxaan iraahdaa Saab aan biyaha cellin SOOMAALI BAAN AHAY” Abwaan Yamyam AHUN Badbaado qof doonayow kashaada dareen ku beer dareenka samaa ku beer indhaha dib u soo muslimi Illaahay dartiis ku eeg daliilka hortaada yaal ma suu u dareemayaa miyaanay dastuur lahayn kitaab iyo diin lahayn miyaan laga sii danbayn sidii daraygii miyaa midhii daraygii miyaa duudduub ku liq yaa ku yidhi Nin diidey inaad run tahay ku dooday inaanad jirin Rabbow dunidaada bilan dunteeda ma sheegi karo “Abwaan Hadraawi AHN”