Kuluc Mooge
@kuluc2
847
friends
Janooy wehelkaygiiyeey Jawiga farxadee naftaay Yartaan dunidaba jantaay Xubnahan igu wada jiraay Wuxuu jacaylku iga ba'aa Markaad ila joogto oo Joog dheer jiidhkaygaygiiyeey Rajada jaarbaad u tahay Jacaylka Riyada joogtaad ku tahay Naftaad ku jixaasantahay Wadnaha jeexiisiiyeey Jacaylkana adaa iska leh.