Z̳e̳l̳i̳s̳ Kuusey
@khdijo
1.1K
friends
Sirtaadu Labo Yaysan Dhaafin Nafsadaada Iyo Rabigaga Waliga Haka Walwalin Labo Arzaaqdada Iyo Geeridada Inta Aad Dunida Aad Joogtid Labo Raali Ahaanshahooda Raadi ( Hooyada Iyo Aabaha Waligaa Ha Sheeg-Sheegin Labo (Dadka Adiga Ku Xumeeyey Iyo Dadka Aad Adiga Wanaajisay Waliga Ha Ilaawin Labo ( Rabigaga Iyo Maalinta Aakhiro ....................................................................h