App logo

khalaf yare

@khalaf82

2.1K

friends

dhabaayaco kingdomπŸ¦πŸ‘‘ 🟦🟦🟦 ⬜️⬜️⬜️ 🟩🟩🟩 xaaninyaha mj bicidyahan gangπŸ¦πŸ¦πŸ¦πŸ”« sddf Intaan oday la sheekaystay iyo shaacir gabayaa ah Shariif iyo intaan shiikh muftiya, gaar isula shawrnay Qoraa sheeganaa iyo abwaan, aanu wada shaahnay Shindhaladkaa reer khalaf 🦁 intaan goob ku wada showrnay Intaan madal la shaaximay, akhyaar shaxaysa soo joogay Xeer beegti shiraysaa, waxbay kala shadaaftaane Shilkii dhacay sharkii uu maqliyo shaahid wuxuu joogay Nin shaamareer kuu arkuu shagax ka siiyaaye In la sheelo maahee runtaa lagu shabbaaxaaye Lama shululug siiyee inaad sharaxdid weeyaane Nin shiddiyo dhib neceb baan ahiyo shaasho iyo buuq Nabaddoon shindhaladaan ahay iyo shaacir loo bogey Shiikhiyo shariif baan ahoo shaahid loo aragye Shuushuu nin nacay baan ahay iyo been la shaaximaye Shaqalada Waxaan kaa gadmayn lalama soo showree Waa inaad shalawisaa qabiil sharaflaa tahaye Inta aad shuqunayso wiil haysta shaqadiisa Qayrkaa shareecay barteen kuna shaqaystaane Shuqulkiisa ruux moogan oo shoogsan baa tahay Sharoobooyin dhacay baa cabtiyo malaha sharaabkiiye Jifadii yarayd waa sheegataan adi iyo shaywaale Sharaxaadna kama haysataan shiin kolay tahaye Ma sharaab la dhuuqiyo cambaad shuqulka moodeen Shaqo adag inay tahay miyaan cidi idiin sheegin Afartaa hadaan shaaga hore mariyo shaydaanka Afar kalena waa sheegayaa ee maqal shiraabtayda Waxaan ahay shinida geedihiyo shirixi gaabnaaye Shiinleyda goortaa shubaa wada shifaysaane Shuqul kayga waa jecel yihiin duul shariif ahiye Maansada adaan shuhubo iyo shuqul xun sheegayn Shabeelow iyo sidii jaqalo soo shiish yaqaan ma ihi Gogor shaaribbada miiqday oo ciid ku shaahaaya Shuquladii dhoore iyo cirro wiil sheegtay baan ahay Sharqantayda waran iyo la mood ciidan soo shiray. Shansho gaabanoow aarka igu shabaahnaaye Shafka lagu fariistiyo Waxaan ahay shiisha qooraha Rag waa kala shisheeyaaye shirwac cigale baan ahy Shaf ku dhogorle weyn baa ahay oo sheegta reer khalaf Shankaroorta meesha ku rido shiishka lama waayee Horta aan shirnee sow libaax shaaribo leh maahi Ina gumeedka soo shirtagay waa ugu shabaaxaaye Shoolaha markaa kala jabsheey shagax yiraahdaan Shurunshuurka soo shaqo tagoow shuufay hadalkaaga Laydh caafimaadiyo Sida laama looshaan Dabayluhu ay lulaayaan Laafyahagan quruxda leh Lubigaan lubigaan ka jecelee Legga ma isi saarnaa πŸ…°πŸ…·πŸ…ΌπŸ…΄πŸ…³ πŸ…°πŸ…»πŸ…Έ πŸ…²πŸ…ΈπŸ…ΆπŸ…°πŸ…» πŸ…²πŸ…°πŸ†ˆπŸ…ΌπŸ…Ύ 😎🦁 sundus salattπŸ₯°πŸ₯°πŸ€ŸπŸ€ŸπŸ€ŸπŸ¦…πŸ¦πŸ™