Keymo Gentille
@kessie14
293
friends
✳️Barbaarta somaliland🟩⬜️🟥🇫🇷 CITY TO CITY💪🏾✅🐏 Inaad saamo jiidiyo sanqadh tirasho kala daa! Ruux jacayl sawaaboo Kuu sudhay hogaanbaad U sidaa maqaarkee Haku daba saqlaysee Haw gaabin seetada.✅ Jidka dookhu tilmaamo Qalbi daacad u raacay Ma yaqaan dib u jeedso Naf danaysan daradaa Naf jacayl u dulleeyay Kuma quusato daadis Dareen baa ku amraaya Inuu yeesho dulqaade Halayaabin damiirka Qofka diidan ag jooga✅ 👻 Maxaan cunaa family😁 WOLFS GUNG💪🏾👽