Queen Tumiish
@katuumo
512
friends
🇸🇴📍 ﷽ Alhamdulilah for everything 🤍 Dir 👧🇸🇴 Hadad tahay lama huraan waxaan ahay lama helaan 👸🏻♥️ Markaad ogtahay qiimahaga mawaayi doontit dadka balse iyaga ku weeyi doona 🤞🏻 Inta beeri ku siiso bahdaa kuma siiso nin gaajesan gar loma dhiibto meel geed leh geel kuma qaado gabadhii wa midho geed saran dadba hagar leh dhuli hagar male ciil beel ciluun bey dhasha dariskaaga gubanaya dugsi loma fadhiisto socod aan lo dhalan siddax samood madhaafo meel aar ka kacay aroor fadhfadhiisay ninku hal ku liis ama hadal ku dheh fadhi iyo fuud yicibeed leysku waa geel laqaday ragiisa latirsaday gacmo geel jire hoos ba lo dhaqaa nimaan digo geelin dab muu gelin gamaan iyo haween ba wa hoodow hal libaax arkeysa ma gotlato meel hoo dooneysa hadal waxba kama taro dumar iyo Dameerba duco la aan bey wax tarmaan wadhaaf iyo shimbiro war iskuma hayaan 😜 Nolol an jaceyl leheyn majirto o wa culeys 🥹qalbiga goortaat la jaartay aduunka janan ku yeeshay🌏🌹 eekmadada si ban ugu jelanahay♥️ ya xabibti akjogistada waka jawigii hagagay🥰 hooyo macaan👩👧 jaranjarada libintiyo jidka guushad💪🏼 abuurtay💋nasiib janis u isiyay niyada waad ijiheysay🥰 intaad garabkeyga jookto 👩👧gabar faceeyga uma jakirayo ya qaali waxan ka jeestay markaan jamashada wadaagnay 😘love u mummy 🌹😩 Muslim Alhamdulilah🤍☁️ Happy in my life🥰 ربنا اتنا في الدنيا حسنة وفي الاخرة حسنة وقنا عذاب النار😩🥰 اللهم أنت ربي لا اله الا أنت خلقتنى وأنا عبدك وأنا على اهديك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوه لك بنعمتك علي و أبوه بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت🥰 🚩⛔™️↪️🅱𝗨𝗟𝗥𝗛𝗢🔱𝗙🅰𝗠𝗜𝗟𝗬 ⛔🔚 ™️🅱︎4𝗘𝗩𝗔𝗥🐅🚩