App logo

Xog Raadis

@karex0

613

friends

Duni been ku wada nool. Hadaad mooday caashaqu Maalmo qudha inuu yahay Micnihiisa maad garan. Waxaan ahay nin soo shubay Oo dumar shan soo maray Oo yaqaan shaxdoodiyo Shuqulada haween falo. Waxba ha isa soo shidin Been ha isku sheegine Shabad yahay cagaha dhigo.