Clubhouse logo

KILLERDS OF LOVE

@kamsaare

200

friends

Ha ila hooyooy Ha Edadin Hoyooy Hana Afoobin Hooyo Adhadxiyo Ofahayga Aqoontiyo Aragtidiyday Tiilagu Amino Naftaday Ha Afoobin hooyo Hoygi Hoygi Aduunkay Nolosha Ayeheday Hido lagu Arooray Ha Afoobin hooyo Ayadaha Qurankiyo Aminta Ducadiyo Ebanku Baryaye Ha Afoobin hooyo Ayan Walib Tilmanle Marna Anigoon Ilobayn Uurka Ku Qadistaadii Ogada Xanhaaris Taadii Ababin Kiyo Hibagi Macna Umushadi Kolay Tahay Kadeedki Kusoo Maray Wanku Ogsono Kama Abal Dhacaye Ha Afoobin hooyo rafaada iyo silici badan oo xanuuna badan Jaceylku waa dhibaato iyo murugo badan ina hadayo Jeera waa leysa laaya hadana ma Joogsto Jacaylku waa rafaad Aduunayo waa laga bixi doona waa sidaa aana donayo ma noqoto laaki waa siduu illaahay ka dhigo oo kaliya maash Allaah