Clubhouse logo

Kaahiye Buulle

@kaahiyeb

200

friends

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒนูˆู‚ุชูƒ ุงู„ุฐูŠ ุชู„ู‡ูˆ ููŠู‡ ุบูŠุฑูƒ ูŠุจู†ูŠ ููŠู‡ ู…ุฌุฏู‡๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน ๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€Waqtigaaga aad ku cayaareyso Qeyrkaa sharaftiisa ayuu ku dhisaa๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€๐Ÿฅ€ WAA MAXAY ISLAAMโ“ ๐ŸŒปSi Kooban Islaamka Waa In Si Buuxda Loogu Hogaansamo ALLAH Subxaanahu Watacaalaa ๐ŸŒป ๐ŸŒผFAAHFAAHIN๐Ÿ‘‡ Islaamka Waa Dowlad xeer leh Islaamka waa Cibaado Shaqsi Islaamka Waa Dhaqan bulsho Anigu Waxaan ahay Muslim Diinta iyo Sayniska isku mawduuc ma ahan. Diintu waxay quseysaa Dhaqanka Qofka iyo Eebe ka dhexeeya, Qofka iyo naftiisa, qofka iyo Dadka waxa ka dhexeeya. Sayniskuna Wuxuu sharxaa Maadada Ee cibaado , dhaqan bulsho iyo xeerba kama hadli karo Wuxunbuu daaranyahay siday Maadada u shaqeyso.