Kaahiye Buulle
@kaahiyeb
199
friends
🌹🌹🌹وقتك الذي تلهو فيه غيرك يبني فيه مجده🌹🌹🌹 🥀🥀🥀Waqtigaaga aad ku cayaareyso Qeyrkaa sharaftiisa ayuu ku dhisaa🥀🥀🥀 WAA MAXAY ISLAAM❓ 🌻Si Kooban Islaamka Waa In Si Buuxda Loogu Hogaansamo ALLAH Subxaanahu Watacaalaa 🌻 🌼FAAHFAAHIN👇 Islaamka Waa Dowlad xeer leh Islaamka waa Cibaado Shaqsi Islaamka Waa Dhaqan bulsho Anigu Waxaan ahay Muslim Diinta iyo Sayniska isku mawduuc ma ahan. Diintu waxay quseysaa Dhaqanka Qofka iyo Eebe ka dhexeeya, Qofka iyo naftiisa, qofka iyo Dadka waxa ka dhexeeya. Sayniskuna Wuxuu sharxaa Maadada Ee cibaado , dhaqan bulsho iyo xeerba kama hadli karo Wuxunbuu daaranyahay siday Maadada u shaqeyso.