Halyeey Qaran@galadi1526friendsadd HalyeeySariir giigsan guri uunsan iyo hilib la geedeeyay Gogol wehel leh gacaltooyo iyo raaxo garab taala Iyo gababdh la jiifsiba hadday, laabtu gocanayso Waxa guurka noo diidanaw, Ku garan weyney 😂🤴🏽