Mubarak sheik
@freehugz071
734
friends
{ومن أحسن قولا ممن دعا إلى ٱلله وعمل صٰلحا وقال إننى من ٱلمسلمين}. تبقى النفوس الخبيثة خبيثة ولو أعطيتهم من الود أطنانا. MY SnP; freehugZ071 We are born to be real, not perfect👌💯 ليس الغبي بسيدا في قومه ** ولكن سيد قومه المتغابى كلما إرتفع مقامك إرتفع رئيتك Wakhti lumay Dorraadoow😒 Wallee Kuma Dugaashado😌 Wallee Nolol dambaysaay🤔 Shalay kaama Daydayo🙄 Wallee Dunida maantaay Berri kuguma Doorsado🙅♂️ Wallee Filasho Daahdaay Durba kaama Niyad jabo.😧☹ ----------------------------------------- The best of me is yet to come🙈 Ereyo yar oo wanaagsan ayaa qofka caawin kara. in ka badan inta aad u malaynayso😘 Qushi hadalka ha u odhan --- gacmahana ha saydhsaydhin... hadraawi. At the end of the day, tell yourself gently, 'I love you, you did the best you could today, and even if you didn't accomplish all you had planned, I love you anyway.🥰💯👌 "Waxa jira qof xifdinaya ereyadaada aanad u aqoon inay macno leeyihiin .. jeclaanayana codkaaga aanad u aqoon inuu dhadhan laheen"🙈❤️ Naagaha middii quruxsan ee qaali lagu sheego 👸 Amuu aabbaheed qarin jiroo qawlad lagu oodo Sahal buu u qaataa ninkii qaalmo bixiyaaye🐪🐪 Dhihida macasaalaamo waa dhimashada qayb kamid ah😢😭 Kartidaadu waa door 😘 Kasmadaadu waa deeq Gobonimo dirkediyo 😘 Dabcigaagu hooyoy😘 Waa darajo gooniya.😘🤱❤ 🔴Wanaagaa loo dhashaa, 🔷️Wacnaantaa lagu dhintaa, ⚫Intii wacan baa dadkana ✅Walaalnimo loo xushaa. Ma ogtahay siraadeey somali o idil uma sidatid quruxdee qaar kula simaa jira😬🙄☹