Canbaro Nuux
@caroseed
62
friends
Haldhaa Joogiyo Hanaanka quruxoon Markaan halacsaday Haq baan idhiyoo Humaagaagii Habeen Ma ladee Murtida hodan ah Harwaraarta cudoon Hidaha muuqiyo Heemaalka qurxoon Hibaad u heshoo Adaa hantiyee Cimaamadda hoo Ma haysan karee Krs Ninkii mid helaa Hamuun baxayoo Hadoor buuxiyo Halyey noqonoo Hubaal guri nagi U hooyanayee Habllaha Buuhoodle Haybad wacnaa