App logo

Captaino Oscar

@captanofficial

176

friends

👀Mar hadad soo gashay profile kayaga ku Raaxayso welcome 🙋💯 🪓From Gobalka Raga 🗡 💚🤍❤ 💚🤍❤ 💚🤍❤ 💚🤍❤ Maso kobi karo amaantada mamo 🗣❣ Hooyo araga nuurkay indhahay gibaadtahay hooyo👀@hadaad iladadaalayn anfacaba maquuteen hooyo❣👸@adimada jidhkaygaa adaa soo abaabiyo maamo🤱❣igu koriyay caanee ifka hibo kunoolow hooyo 🙏👸@amaantada hoyooy afku koobi kari waa🗣💯👸@abaalkaga hoyooy biliaadan gudiwaa👸❤ alle kuma cadaabee hoyooy anbiyada agtoodiyo janadii xariir dhigo mamo 🤲👸❤❣ Wan ku xise ma ii xistay Qu'een 👸❣ 🗣midkalaba anooradin ❣👸 🗣minyariyo minweyn taydu👸 🗣waa adiga maan......... 👸 🗣halkaad maanka kagatalo👸 🗣maamullo xafiiskaga.........❣ 👀 sorry 😡 mad yeelan xafiiskayga wali dadaal 💃