Marwa qali
@badboy0
1.2K
friends
Illahayow waxan kuweydiistay Inaadan iga dhigin🤲😳 Mid sugta oo waqtigu kaga lumo waxaan usoo socon🤌 Hana iga dhigin mid u dhibaatoodta 🥹 qofaan dareemeyn murugadeeda😢 hana iguedtileen waxaadan ii qorin🤲✍️ oo illahyow ha i jecleysiin qofaan istaahilin❤️ oo mudneyn unuu daggo qalbigeyga💔🥹