App logo

Rihaan ☆

@anaa.a

474

friends

🌎❤️ Cafiska Mar ayuu muhiim yahaye inaa qofka cafiso lkn mar ayaa jirin inaa cafinin qofkaas si kasto ku weydiisto cafis really 💖 Lurka iyo jacaylkii Ruuxdayda luli jiray Ka ladnaaday maantaba Laan hadhac qabow iyo Qalbi laylan baan helaay 🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀 Aamusnanta waa xal aan dhib lo mareen 🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎 In wax La dumiyo Aqoon Uma Baahna Balse in wax La dhisaa Aqoon Ayey U baahan tahay Ha noqon Daadiye Dumiye is ku Dire Balse Noqo Dhise Dhisan 😇