Clubhouse logo

Yalasle

@afmaal.ogaal

809

friends

" ( Meeday intii Kaaba)" Horta kaaba warkeedu Weerar weeyi badheedha Damac weeyi wareeray Waxaan taa u nisbeeyey πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜†πŸ˜† Kamay waayin ragoo dhan Mid bogsiiya walaaca Wabiyaal qul qulalays Mid jacayl ka waraabsha Wacad may la wadaagto πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜… Inta ay ku wareertay Warda.xaashi ninkeega 😳😳😳 Walaalowgan ku haysta Wax kaluu ku tusaaye Nin wixiisa bislaystay Wardina maanta u joogto Ubad waafiya haysta Bal maxaad kaga waalan? πŸ™ŠπŸ™ŠπŸ™ŠπŸ™ŠπŸ™Š Haduu dookhu wareero Walwalbaad mudataaye Ha is gaynine waadhka Dadka caashaq wareemo Ee u waasho la geeyee War wareegga la joogso πŸ₯πŸ₯πŸ₯πŸ₯πŸ₯πŸ₯πŸš‘ Dhabbankaagan wanaagsan Min waynbuu u qalmaaye Qalbiyaal is wanaajay Kalgacaylka wadaagay Wehwlkoogu dhaboobay Walbahaar ha la doonan. πŸ™†πŸ™†πŸ™†πŸ™†πŸ™†πŸ™†πŸ™†