A̶Z̶U̶U̶ ኡኢ
@adal_empire4l
667
friends
Hadal hayntu waa sharaf markaad tahay qof horumay 😒🤫🙃 🩸📚D⃡H⃡A⃡S⃡H⃡I⃡I⃡ A⃡W⃡D⃡A⃡L⃡📚🩸 🔥.......🩸🅑🅑🅢❶❽🩸.......🔥 Qoraxdii dhacdee, nuurka qaybisiyo; Qamarkaa dhashay ka qurxoon- tahoo: Qaybaha dhulkiyo, shanta gaaradood; Cid u qalanta ban uur-qaadinoo; Qaryad bay u tahay; qayrkeed hablaha❤️Azuu❤️ Qalbiga goortaad la jaartay Aduunka janaan kuyeeshay❤️❤️ Mar Walba Dhoola Cadayntu Kama Dhigna Inaad Faraxsan Tahay, Mararka Qaar Waxay Diraysaa Fariin Ah Guusha Aad Ka Gaadho Noloshaadda🥰 Hana kancabsan faqri iyo geeri Kudadaal hooyo iyo aabo Kaalmayso salaada yo samirka Hana shegin dadkii ku xumeyay iyo dadkii ad wanajisay labaduba Muxibbada dhexdeeniyo Axdi meel innoo yaal Anba kama mashquulee Maxaa adiga kugu dhaca Markaan daacad kuu ahay? Ma anaa masayr badan Oo talow ku maamula Ma adaan masuul hayn Mise waa wax caadiya Inaad iga maqnaatoo Muhiim aanad ii arag? 🙈 Marmar waa wax dhici kara Qof inuu ku maqan yahay Muraadkiisa gaaree Wuxuu maanku diidaa Marmarsiiyahaan jirin! Qof markaanad doonayn Lama marin habaabshee Runtaa loo midh tiriyaa Qofku hayska maarmee. Mooji waxaan caawa kusoo xasuustey ereyadan.