App logo

♧︎︎︎ʂԋιιƙԋα xααϝαԃα

@28.08.22

1.2K

friends

Naag akhlaaaq iyo diinleh ninkeed💍❤ 🤔Noqo la xasuuste mar walba la xuso🤐 ●Hadii dumar asluubiyo ●Dabci Fiican leyahay ●Dulqaad tii u dhalatay ●Dadnimada iyo sharfta ●Duco waalidkeed ●Tii lagu daraay ●Daacadnimo waxaa hela ●Danaheedu taam noqon ●Duulkii ilaah iyo ●Diintiisa caabude ●Dariiqii rasuulkana ●Aan dacalka dhaafine ●Waxaan uga danlee yahay ●Waa maalmo duniduye ●Dumar taan ka doortaay ●Ila garo danteenoo ●Dawga toosan ii raac ♡hadaad I maqlayso xqq waxaan kuu haya jacyl iyo naxariis aan waligeed dhamanayn♡